Architectural Design & 3D Visualization
Muuqaal muujinaya bilicda dhismaha (Walkthrough Video).
Sawirro faahfaahsan oo muujinaya naqshadda G+2 Building.







Kani waa dhisme G+2 (Dabaq hoose iyo laba dabaq) oo loo naqshadeeyay hab casri ah, soo jiidasho leh, isla markaana waasac ah si loogu isticmaalo deegaan.