2D Plans Project
Detailed architectural plan for the 15×20 Modern Family Residence.
Naqshaddan waa guri casri ah, cabbirkiisuna yahay 15m × 20m, loona qorsheeyay si ay u bixiso nolol qoys oo raaxo leh oo dhammaystiran. Naqshaddani waxay isku darsatay qurux, shaqeyn iyo qorsheyn casri ah.