Naqshada Xafiis Kunteenar laga dhisay

Interior Design & 3D Visualization

Category

Interior Design

Year

2026

Location

Mogadishu, Somalia

Guudmarka Naqshadda

Haddii aad raadinayso xafiis casri ah oo laga alkumay kunteennar, lehna bilic iyo tayo, kani waa doorashadaada kowaad.

Waxa lagu sifeeyay dhismahan:

  • Iftiin aad u qurux badan (Ambient Workspace Lighting)
  • Adeegsiga Booska (Space Efficiency)
  • Bilic Casri ah (Modern/Premium Aesthetic)

Tilmaamaha Muhiimka ah

Container Office
Space Efficiency
Modern Aesthetic
Modern Workspace

Ila wadaag ra'yigaaga